FAQs

Su'aalaha Markasta Nala Waydiiyo

Wixi su’aal ah oo dheerad ah fadlan halkan Nagala  Soo Xiriir our support team. 

Gelle Bashir Academy Waa goob lagu barto xirfadaha kala duwan ee Online looga shaqeysto, Website kan waxaa ka helaysaa Skill kasta oo muhiim ah maanta.  

Dhamaan Courses Kujira halkan waa Life time Access ama One Time payment, Waligood kaama xirmayaan oo markasta baad daawan kartaa koorsada aad iibasatey.

Lacagta Courses waxaa ku bixin kartaa labo qaab, In ad Whatsapp kena laso xiriirtid oo xafiiskena Somaliya kuna adeegaan adigoo lacagta ku dirayo, Evc, Zaad, Sahal, E-dahab iyo Premier Wallet. Waxaa sameyn kartaa sidoo kale in aad si toos ah u iibsato Courses ka adoo isticmaalayo Visa card , Mastercard iyo Paypal. 

Haa, Courses waxaa ku daawan kartaa Mobile, Laptop iyo Tv .