WAA MAXEY AFFLIATE MARKETING ?



(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});

WAA MAXEY AFFLIATE MARKETING ?

Maanta waxaa fursad u heesataa adoo gurigaaga jooga in aad shaqeysatid oo lacag fiican ka sameysid Online-ka. Kaliyah waxaa u baahan tahey Laptob, Internet iyo in aad iska diwaangalisid websites ku shaqo leh arintaan.

https://youtu.be/qUdB4VSgO70

Affiliate Marketing ?


waxaa xayisiineysaa badeecooyin ( products ), hadii uu qof iibsado badeecadaas sababna aad adigu u tahey ama xayisiintada u ka dhex iibsado, waxaa helaysaa lacag ( commission ). Lacagtaas waxaa ku siinayo shirkada iska leh badeecadaas . Intaas weeye fasirka suuqan Affiliate Marketing-ka.

SEE KU BILAABI KARTAA SUUQAN ?


Waa in aad iska diwaan galisaa websites ka igu caansan ee ku shaqo leh suuqan sida, Clickbank, Digistore24 iyo JvZoo. Sidoo kale waxaa u baahan tahey in aad baratid qaabka suuqan looga shaqeysto. Aniga waanka shaqeystaa suuqan sidoo kale ardey badan baan barey qaabka suuqan looga shaqeysto. Waad ku soo biiri kartaa koorsada, adigoo iska diwaan galinayo website kan gaar ahaan page-ka Academy.https://newwebsite.gellebashir.com/courses/affiliate-marketing-course/

 

FAA’IIDADA SUUQAN

  1. Passive income
    Shaqooyinka caadiga ah waa in aad shaqada joogtaa xili kasta si mushaarkaaga laguu siiyo lkn affiliate marketing-ka wuxuu ku siinayaa awood adoo hurdo in aad lacag sameyso. Adigoo hal xayisiin sameenayo kadibna dadka ay bilaaban in ay iibsadaan, halkaasna saacad kasta lacag kusoo dhacdo.
  2. Work from home
    Hadii aad tahey dadka nicib subax kasta ay kalahaan oo office ka adaan, affiliate marketing waa xalka kugu fiican. Adoo macawistaada qabo baad subax kasta lacag fiican sameeneysaa.
  1. Cost-effective
    Ganacsiyada badankood waxey u baahan yihiin lacag aad ku bilowdo ganacsigaaga lkn affiliate marketing lacag badan uma baahna. Kaliyag wuxuu u baahan yahey 5 dollars oo aad isbuuckasta xayisiinta Google ku qarash gareyso.
  2. Covenient and flexible
    Maadaama aad noqoneysid freelancer, waxaa heesataa xornimada igu danbeyso aduunka oo xiligaa rabto baad shaqadaada bilaabeysaa iyo markaad fursad u hesho. Galinka hore ee maalinka hadaad rabto waxbarashadaada baad aadeysaa ama shaqadaada, galinka danbe baad suuqan ka shaqeysan kartaa.
  3. Performence-Based on rewards
    shaqooyinka kale hadii aad bisha dhan shaqeyso, waxaa sugeysaa mushaar cayiman lkn affiliate marketing waxey ku xiran tahey dadaalka iyo juhdiga aad galisid. Bilbaa laga yabaa in aad $500 ka heshid bilkana $1500. Marka adey kugu xiran tahey shaqada iyo dadaalka aad galisid.

Caqabadaha kusoo wajihi karo hadaad Somalia joogtid


Waxaa jiro websites ka qaar aan ka shaqeyn Africa. Soomaaliyana kasii daran oo marka ay noqoto xaga address-yada guryaha wadankeena maleh. Sidoo kale waxey caqab ka taagan tahey dhanka bangiyada ( international Banks ). Ileen markad lacag shaqeysato waxa u baahan tahey bank ay kugu soo dhacdo si aad ula baxdid lacagtaada. Bank-yada Soomaaliyana qaar ka mid ah , si caalami ah looma aqoonsana. laakiiin waxaa jiro websites ogal dadka Africa jooga iyo gaar ahaanba Soomaaliya. Hadii caawinaad iyo latashi u baahan tahey aniga baan ka caawinayo, ila soo xiriir .

Gunaanad


Suuqan runtii hadaad juhdi iyo xirfadeeda la timaadid, waxaa hubaal ah in aad bilkasta lacag fiican ka sameyn kartid oo ay shaqo joogto ah kuu noqon karto. Aniga markii aan bilaabayey wax soomaali ah oo suuqan ku jirey ma aqoonin waana waayey ilaa Youtube ka baarey lkn maanta aniga waxan ka sameeyey koorso dhameystiran iyo sidoo kale Youtube kaygana waxaa ka helaysaa ilaa dhoor muuqaal aan ka sameeyey suuqan. Hadii u baahan tahey in aad baratid xirfadan, website-kaygan bad ka helaysaa koorsada oo dhameystiran.

12 Comments

  1. cabdalacabaascubeyda

    Kawaran hadii aan unitit kingdom kuxirto acounkeyga iyo adreskeyga???
    Yacni counts dadkale leeyihiin hadii aankuxirto bishiina aandhaho iisoodir caadi miyaa taas???

  2. Wa runta affiliate marketing wa passive income lkn sad u sharaxday oo ma dhibyaro wuxu u bahan yahay lacag inad galiso mana 5$ kaliya sababto ah
    Product aad xayasinayso kaliga ma xayeysinay sid dad kalo cadan oo luqada ingiriska u dhashay ba xayeysinaya iyaguna hadan aqoon Facebook Ads targeting gana lacagta unba ka khasari
    Website yada and Somalia VPN ku xidho kadib vpnka ka dhig Canada si an canshuur lagu waydin
    Waxa kuso hadhay lacag la bixida isticmal payooner
    AMA PayPal wan ogahay inay PayPal Africa ku shaqeyn lkn anu Ethiopia joga wxn hysta 4 PayPal account kliya mrkad sameysanaysid Canada ka dhig
    Hadhow wa xoom umbad lacagta bangiga ugu badaln

  3. Gunanadka dadka affiliate marketing so galaya wxn ogu talin laha CPA Marketing
    Sababto ah affiliate marketing dadka wx bd ka ibinayza zay ku gatana wy adagtahay
    Lkn CPA marketing kaliya ruxu wa inu email kisa galiya

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *