Waa Maxey Cryptocurrency ?

 

Cryptocurrencies waxaa ku iibsan kartaa guri iyo gaari, ama waad ku ganacsan kartaa saad faa’iido oga sameysid. Maqaalkan waxaa kugu soo gudbinayaa saad xog badan oga heli lahayd Cryptocurrency , sida loo gato iyo sida aad ola jaan qaadi lahayd aduunkan cusub ee digital-ka isku badaley.

 

1. Cryptocurrency definition

 

Cryptocurrencies waa lacago digital ah taas oo la abuuro ayada oo la isticmaalayo computer networking software. Kadibna aad meel ( Save ) ah aad ku heysan kartid hantidaada.
Bitcoin iyo crypto-yada kalaba waxaa caawiyo technology loo yaqaan Blockchain, taas uu fududeeyo kala badalashada crypto-taha iyo tixraaca mulkiilaha.
Public blockchains ka markasta ayaga waa decentralized, taas oo la micna ah in ay shaqeeyaan ayaga oonan ogeyn awoodaha ka jiro wadankaas gaar ahaan, Banks iyo Dowladaha.
Erayga Cryptocurrencies waxaa asal ahaan laga soo dhiraandhiriyey cryptographic processes, taas oo macnaheeda tahey in qofkasta hantidiisa loo ilaaliyo ayadoo laga hortagayo in ( Internet Fraud ). 

Cryptocurrencies waxaa loo qeybiyaa Coins iyo Tokens.
Coins waxey ku dhexshaqeeyaan blockchain kooda waxeyna leeyihiin qiimo u gaar ah midkasta. Tokens waa loo dhisaa blockchain jiro.

2. How to buy cryptocurrency

Waxaa jiro qaabab badan oo loogato cryptocurrency. Marka aad tahey qof ku cusub waxaa kuugu fudud in aad u iibsatid qaab centralized exchange ah. Taas oo macnaheeda tahey in aad ka dhex iibsatid Brokers sida Binance iyo Coinbase adoo isticmaalayo lacag caadi ah sida Euro iyo Dollar. Dulaaladas ( Brokers ) waxey kaa qaadayaan qidmad yar oo ah in ay shaqada ku fududeeyen.
Coins igu caansan waxaa ka mid ah ;
Bitcoin waa coin-kii ugu horeeyey iguna qiimo badan cryptocurrency.
Ethereum wuxuu fududeeyaa financial transactions-ka, badanaa kuwa uu Bitcoin taageero.
Cardano wuxuu tartan kula jiraa Ethereum ka , waxaana iska leh mid ka mid ah mulkiilayaasha Ethereum .
Solana waxuu asna tartan adag kula jiraa Ethereum ka wuxuuna adkeeyaa speed and cost-effectiveness.
Dogecoin waa coin ku bilowdey qaab kaftan kaftan ah waana coin qiimo badan.

3. Best cryptocurrencies by market capitalization

Cryptocurrency Market capitalization
Bitcoin $717.5 billion.
Ethereum $303.1 billion
Tether $78.2 billion
USD Coin $49.6 billion
Cardano $35.4 billion
XRP $29.2 billion
Solana $28.9 billion
Terra $20.3 billion
Dogecoin $18.8 billion
Avalanche $18 billion
Data current as of Feb. 08, 2022. 

4. Pros and cons of cryptocurrency

Waxaan qeybtan ku soo bandhigayaa faa’iidada iyo qasaaraha ay leedahay cryptocurrency

Faa’iidada cryptocurrency

  • cryptocurrency gaar ahaan Bitcoin waxey dad badani ay u arkaan in aytahey lacagta mustaqbalka dhow badali doonta lacagaha caadiga ah ee aan hada isticmaalno sida Euro, Dollar iyo Pound.
  • Marka waxey u arkaan hada in lamaalgashto waayo hada qiimo heeda waa jaban yahey marka loo eego mustaqbalka.
  • Dad kalena waxey ku jecelyihiin lacagahaan cryptocurrency ma maamulaan Banks, sida aan horey idinkugu sheegay, Banks waxey markasta abuuraan sicirbarar ( inflation ).
  • Qaar kale waxey la dhacsanyihiin blockchain technology oo ah mid si xad dhaaf ah aad hantidaada ugu ilaashan kartid adoona ka baqeyn in lagaa dhaco.

Qasaaraha cryptocurrency

  • Qaar ka mid ah cryptocurrency oo dad badani ay maalgashteen oo ayna filayaan in ay qiimo fiican yeelato mustaqbal dhow , in ay saas noqon weydo niyad jab badan halkasna ka dhasho.
  • For shorter-term crypto investors, qatar badan bey wajihi karaan , waayo si dhaqso ah waxaa markasta isku badbadala qiimaha sarifka suuqa taas oo qasaaro ka imaan karto.
  • Waxey qatar weyn ku tahey degaanka ( environmental impact ) . Dadka Bitcoin qato ( Mining ) waxey isticmaalaan koronto aad u badan . Cambridge University baa cilmi baaris ka sameysay halkan ka aqriso link-gan. https://ccaf.io/cbeci/index/comparisons

5-ta Crypto Igu Fiican 2022 La Maalgashto (Massive Potential!)

23 Comments

  1. Sxp wxan hestay lcg yar oo 20$ waxana maal gashtay revengekilssquidgame 77million ayay isiyen marka malaga yabaa inay faido fcn ka helo sanadka soo socda????

      1. wn ku salamay ostaad Gelle Bashir ostaad waxa u bahanahay ina malgashto CRyptocurrency lacgta LUN iyo lacagaha hoosta u dhacay ina aqbaar iga siiso rabaa mid ku habeen ina maal gashto ostaad mahadsnid iso jawab

        1. Walal waxaan raba inan maal gashto cryptocurrency binance iima furna waxaan jooga wadanka Ethiopia sidee ayaan u furtaa

  2. Hussein Hassan Mohamed

    Sxp waxaan rabaa inaa crypto maalgashto bainance iima furna hadda inaa furto Ayaan doonayaa anigoo kaashinayo video-gaada Teeda kle waxaan ku weydinaa Ustaad Geele Meel lacag Evc- plus aan ka heli karo lacag crypto aan ka heli karo bal Ustaad iisheeg habka ugu fudud aan ku heli karo adoo mahadsan.

  3. Cryptocurrency inad wax badan ka fahantid si dhaqsiya lahe ma ahan wax sahlan, lakin Eng Geele Bashir. Waxan kaga mahad celinaya sida aad fudud aad dhalinyarada ugu so qulasesa inay fahman Cryptocurrency 🙏

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *