What is Digital Marketing?

(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});

What is Digital Marketing?

Marka aad tahey mulkiilaha shirkad yar oo cusub waliba, waxaa hiigsaneysaa riyooyin waaweyn. waxaa rabtaa in aad soojiidatid macaamiil badan , hanatidna qalbiyadooda si uu ganacsigaaga u noqdo mid kaalinta kowaad gala.
waxaa laga yabaa in aad maqashey in internet ka lagu xayisiiso ganacsiyada laakiin aad ku wareertey meesha laga bilaabo iyo faa’iidada uu leeyahay.
waxaan rabaa in aan sifiican kuugu kala dhig-dhigo, sifiicane u fahantid Digital Marketing.

What is digital marketing, exactly?


Sidoo kale waxaa loo yaqanaa Online Marketing ama Internet Marketing . Waa qaabkasta oo xayisiin ah oo lagu xaysiiyo Internet-ka. Waagii hore Tv-yada iyo idaacadaha baa lagu xayisiin jirey ganacsiyada lkn hadeer waxaa lagu xayisiiyaa websites-ka, mobile apps-yada, social media-yaha,email-ka iyo search engines-ka sida Google-ka.

“Digital marketing is an umbrella term for all of your company’s online marketing efforts.”
HubSpot

The importance of digital marketing

  1. Decreases costs. Xayisiimaha online ka lagu sameeyo weyka jaban yihiin kuwii hore. Hada lacag yar bakaga baxeyso in aad boqolaal dadka ay arkaan ganacsigaaga adoo qaab online ah u tusayo.
  2. Increases revenue. Waxaa badanayo dhaqaalaha kusoo galayo waayo dad badan baa arkayo ganacsigaaga taasna waxey kor u qaadeysaa in an badeecooyin badan lagaa iibsado.
    3.Targets with precision. Waxad awood u yeelaneysaa in ganacsigaga uu gaaro wadamo kala duwan iyo waliba qaarado.

Types of digital marketing


Social media marketing
Waxaa social media-yaha isticmaalo ku dhawaad 2.8 millions oo qof oo aduunka-oodhan. Taas macnaheeda waxaa weeyo ma inkiri kartid in social media-yaha uu muhiim uyahey ganacsi kasta oo rabo in uu horumaro.
Wuxuu kaluu social media-yaha kuu sheegayaa macaamiishada dalalka ay kala joogaan iyo tirada guud ay yihiin.
Email marketing
Hadii aad xafidid emails-ka macaamiishaada, waxaa markasta email ugu diri kartaa badeecadaha aad keentay ama service ka cusub aad soo kordhisey. Email marketing wuxuu ku fiican yahey, waa bilaash oo lacag kaaga bixi meyso in aad macaamiishada aad email udirtid. Lkn marka hore waxaa laga rabaa in aad qaab digital ah u aruurisid emails-ka macaamiishaada. Waxaa ka caawin karo arinkaas website yadan MailChimp or ConvertKit.

How to do digital marketing

  1. Define your budget
    lacag waa in aad u qoondeysaa xayisiimaha aad rabtid in ad online-ka ku dhex sameysid. Facebook iyo Google maalinkii waxaa ku xayisiin kartaa $5 adoo gaarsiinaya 10 kunoo qofood.
  2. Define your goals
    Waa in aad hoosta ka xariiqdaa hadafka aad ka leedahay xayisiintaada.
    ⦁ Inaad heshid macaamiil badan
    ⦁ Email marketing list in aad sameysid
    ⦁ badeecooyin badan in lagaa iibsado
  3. Choose the right marketing channels
    Muhiim weeye in aad dooratid aalada aad rabtid in aad ku xayisiiso ganacsigaaga sida Facebook, Instragram, Youtube iyo Google ads. Waa in aad taqaanid dadka aad rabtid in ay wax ka iibsadaan meesha ay ku badan yihiin oo marka isticmaalaan.

Conclusion


Digital marketing waa meesha kaliyah maanta ganacsigaaga aduunka ku xiri karto.Tusaale, sanadki hore 2020 waxaan bilaabey ganacsi online ah, waxaan saliida bidaarta ee loo yaqaan Neo Hair lotion kasoo iibsadey Alibaba. 100 xabo ban keenay, marka ay gurigayga soo gaartey waxaan facebook page u sameeyey saliidi, salidii ban ku xayisiiyey Facebook page-kii oo $15 ban ku qarash gareeyey mudo 5 cisho ah. Somalida qaarada Yurub joogto ban ( Target ) gareeyey. Mudo 2 bil ah salidii waa layga dhameystey. Facebook page kii maalinkasta qof ba igala soo hadlo oo saliida rabo. Marka xayisiinta online-ka adoona cidina ku aqoonin, tukaan kuu furneen baa dad badan badeecadaada online-ka ga ka arkayaan. Vidoe-gan ka daawo saan Alibaba oga soo iisbadey saliidan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *