Xirfadaha Loogu Baahi Badan Yahay Wakhti Xaadirakan

Xirfadaha Loogu Baahi Badan Yahay Wakhti Xaadirakan

Xirfadaha ugu baahida badan wakhti xaadirkan, waxay isugu jiraan xirfado tignoolajiyadeed, iyo kuwo farsameed, waxaana xusaynaa -eebe idamkii- kuwa loogu baahi badan yahay suuqa shaqada.

1. Dhisidda Website-yada – Web Design

Web design-ku waa mid ka mid ah xirfadaha loogu baahi badan yahay wakhti xaadirkan. Ganacsato iyo shirkado badan ayaa u baahan in loo dhiso website-yo ay ku soo bandhigaan ganacsigooda ama adeegyadooda.

2. Naqshadaynta – Graphic Design

Sidoo kale graphic design-ku waa xirfadaha aadka u koraya wakhti xaadirkan, maadaama dunidu haatan ay isu bedeshay online, ganacsiyadiina ay u baahan yihiin post-yo quxur badan in ay soo post-gareeyaan.

3. Suuqgeynta – Digital Marketing

Digital marketing-ku waa goob guda ballaadhan, oo koobsanaysa dhowr xirfadood, oo ay ka mid yihiin, ama ay ugu muhiimsan yihiin SEO-ga, Nuxur Curinta (Content Creation), Naqshadaynta Baraha Bulshada, iwm.

4. Qoraanimada – Copywriting

Copywriting-ku waa nooc ka mid ah qoraanimada, hasa yeeshee wuxuu diiradda saarayaa curinta weedho ama qormo qancinaya dadyaw gaar ah. Hadafka ugu weyn ee laga leeyahy copywriting-ku waa in lagu xaqiijiyo iib.

5. Dhisidda Application-da – App Development

Dhisidda application-da iyadna waa mid ka mid ah xirfadaha loogu baahi badan yahay wakhti xaadirkan, maadaama ganacsiyadii haatan ay noqdeen kuwo dhijital ah, loona baahan yahay apps-yo e-commerce ah.

Hagaag, hadaba hadii aad u baahan tahay inaad dhisto aqoontaada, isla mar ahaantaana aad kobciso xirfadahaaga, oo aad rabto inaad barato xirfadahan midkood, kaliya nala soo xidhiidh, oo is-diiwaan gali, isla mar ahaantaana bilaw safarkaaga cusub:

Koorsooyinka aad madasheena ka baran karto waxaa ka mid ah:

  1. 1. Crypto Bilaw Ilaa Dhamaad Af:Somali Course
    2. Ecommerce & Marketing Course
    3. Graphic Design Course-Master Class
    4. Blogging Google AdSense Course
    5. Somali Alibaba Online Course

Our Services

  • Website Design
  • Business Consulting
  • Digital Marketing

Our Courses

  • Crypto Bilaw Ilaa Dhamaad Af:Somali Course
  • Ecommerce & Marketing Course
  • Graphic Design Course-Master Class
  • Blogging Google AdSense Course
  • Somali Alibaba Online Course

3 Comments

  1. sideen lacag uga sameeyn karaa ploging iyo course da aan u baahanahay iyo qiimaha eey ku keceeyso ,wada gaaban rabaa inaa ii sheegto mahadsanid

  2. sideen lacag uga sameeyn karaa ploging iyo course da aan u baahanahay iyo qiimaha eey ku keceeyso ,wada gaaban rabaa inaa ii sheegto.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *